TALO IYO DARDAARAN
Ololihii iyo codayntiiba waa dhammaadeen waa xilligii shaqada iyo isla- xisaabtanka sidaas darteed Mayor Abdikarim Ahmed Mooge iyo tiradii badnayd ee taageerada iyo niyad wanaagga u muujisay ha ogaadaan in labada sifo ee shacbiyad samaysiga iyo indhasarcaadinta ( Populism and illusion) ay ugu dambayn keenaan fashil hogaamineed.
Mooge waa la doortay hankiisiina waa lagu garabgalay shaqo gudasho ayaa u taalla.
dad badan oo waxtara is leh Maayarka iyaguna yeyna jidka ka leexinin
0 Comments