๐๐๐ซ๐๐ก๐ฎ ama ๐ฑ๐๐๐ฑ๐๐๐ค๐ wuxu ka midyahay
khudaarta biyaha aadka ubadan leh Maadaama jirka bini’aadamka 50% ilaa 70% ay
biyo yihiin kasakow in qaraha uu leeyahay biyo aad ubadan hadana waxa uu kamid
yahay khudaarta ugu nafaqada yar waxana kujiro xaddi aad ujar oo nafaqaa marka
loo fiiriyo fiitamiin ama macdan ahaanba qadar le’eg/dhan 2% , 3%, 4%, 10% ama
kayar oo ah noocyada nafaqada jirku ubaahamyahay maalintii ayaa kujirto qaraha
Biyaha badan oo kujiro owgeed qarahu wuxu leeyahay faa iidooyinkaan caafimaad :
1. wuxu ka qayb qaataa in wasakhda iyo waxyaalaha sunta ah laga saaro jirka sababtoo ah biyaha aadka u badan ee kujiro qaraha waxay saacidaan shaqooyinka xubnaha jirka sida kalliyaha ee qaabilsan nadiifinta iyo qashinsaarka walxaha jirku uusan u baahnayn ama sunta ku ah .
2. wuxu ka kortagaa oonka khaasatan wakhtiyada kuleylka ah : hadii uu san qofku cabin biyo caadiya ,isticmaalista qaraha jirku wuxu ka helayaa biyo badan taasi oo jirka ka ilaalinayso waxyaalihii ama dhibaatooyinkii ka soo gaari lahaa oonka iyo biyo cabis la’aanta.
3. maadada Lycopene iyo 10% vitamin_C oo kujiro qaraha waxay yareeyaan halista/sunta kadhalato falgalada khaldan ee jirka ka dhexdhaco loona yaqaan (oxydative reactions).
4- iyo faaidoyin kale oo badan
๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ-๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต oo gaarsii asxaabtada
si ay uga faaideystaan.
Caafimaadka iyo Nafaqada
Xigasho: Dr. Faris Al attas


0 Comments